Thursday, August 21, 2014

Ugaarsato Kenyan ah oo xaday Fool-maroodi


elephant_2007055i  Nairobi(GNA)-Ugaarsato Kenyaan ah ayaa  labo maroodi ah ku diley beeraha xayawanada dalka kenya yagona la baxsadey foolashi maroodiga.1_kws_wardens_001




 Tom Amulavu oo ah madaxa ilaalada xayawanka kenya ayaa sheegay in ciidamada ilaalada xayawanada ee loo yaqano kenya wild life serves ay ku dabada joogan ugaarsatada sida  xatooyada ku kacay , isla markana  si degdeg ah sharciga loo hor keeni doono.ws




beeraha xayawanada lagu xannaaneyo ee Amollem ayaa kuyaal deegaanada Turkana ee  dalka kenya halkaas oo ay kujiran 1000 maroodiyaal ah.




Maroodiga qaarada afrika ugu badan ayaa wuxu ku nool yahay dalalka kenya iyo Tanazania.




Cabdiraxmaan Buur-dhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com