Nairobi(GNA)-Shaqalada caafimadka kenya ayaa shaqo joojin sameeyey kadib markii an mudo sadex bilood ah mushahar lasiinin.
Shaqaalaha cafimadka ee shaqada joojiyey ayaa waxay kahawl galan cusbitaalada hoos yimada dowlada.
Shaqalah caafimadka ayaa waxay aad uga cabanayaan mushahar la'aan.
Shaqo joojintan ayaa waxay kusoo begmaysaa xilli cusbitaalada kenya ay bux dhaafiyeen bukaano la il daran xanuuno kale duwan.
Maaha markii ugu horeysay ee shaqo joojin ay sameeyaan shaqalaha cafimaadka dalka kenya.
Abdirahmaan buurdhaab
Gobanimonews
Nairobi Office
Email: buurdhaab4@gmail.com