Tuesday, August 12, 2014

Koranto la’aan soo foodsaartay Xaafado ka mid ah Nairobi oo caqabad keentay


[caption id="attachment_92822" align="alignleft" width="300"]Shaqaalaha Korantada oo shaqeynaya wakhti badan Shaqaalaha Korantada oo shaqeynaya wakhti badan[/caption]Nairobi(GNA)-Magalada nairobi xafado kamida ah ayaa waxa soo wajahey koronto la'aan kadib markii ay shirkada korontada kenya power light ay bilowday mashruuc dayac tir loogu samaynayo xafado badan oo ay kamid yahiin westland,parkland iyo loresho.




Agaasimaha shirkada kenya power light ee magalada nairobi Ben chuma ayaa sheegay inay dayactir ku wadaan ilaa 60 rugood oo ay ku bixi doonto 50 Milyan oo lacagta Kenya.




 dadka ayaa si wayn uga cabanaya koronto la'aanta soo foodsaaraty.




Dalka  kenya ayaa waxa kajira koronto yari baahsan taasoo caqabad ku ah ganacsiga dalka kenya.




Cabdiraxmaan buurdhaab




Gobanimonews




Nairobi Office




Email: buurdhaab4@gmail.com