Tuesday, August 12, 2014

Daawo : Abwaan Cashuur oo Gabay ka tiriyay Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaliya


cashuurGabaygan soo baxay Maanta oo taariikhdu tahay 11 Aug waxaa Tiriyay C.raxmaan Cumar Cashuur Baadi Doon, waxaanu ka hadlayaa Mudo dhaafka Golaha Wakiilada Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Is haysiga Xukuumada iyo arrimo kale ee abwaanku ku sawirayo waxyaabo inaga dahson.




Halkan hoose ka Daawo/ dhegeyso: