[caption id="attachment_93673" align="alignleft" width="300"] Muuqaalka Guud ee Magaalada mandhera[/caption]Mandheera(GNA)- masuuliyiinta gobolka waqooyi bari dalka kenya ayaa dowlada kenya ugu baaqey in biyo lasoo gaadho dadka biyo la'aantu soo fodsartey ee deegaamada Gobolka ku dhaqan.
boqolal qof oo reer guura ah ayaa biyo la'an soo fodsartey Deegaamada hoos yimaada magalada mandhera ee gobolka waqooyi bari dalka kenya.
Arrintan ayaa saameysay nolosha dad iyo duunyo ee Gobolkaas.
Biyo la’aanta ayaa laga cabsi qabaa inay saameynteedu sii korodho hadaan dhakso biyo dhaan loola soo gaadhin dadka.
Cabdiraxmaan Buur-dhaab
Gobanimonews
Nairobi Office
Email: buurdhaab4@gmail.com