Garoowe (GNA) Madaxwayne Xigeenka ayaa la saadalainayay Maalmahaan, iyadoona uu haatan khudbad uu jeediyay uu ugu Mahadceliyay Mudanayaasha Baarlamaanka dawlada Puntland ee doortay waxaana uu sheegay in waxqabadyadii uu balan qaaday uu ka dhabaynayo.
Madaxwayne Xigeenka ayaa helay tirada Codadkii la tiriyay 48 cod.
Guud ahaanba Dawlada Puntland ayaa waxaa si rasmi ah isku badalay jawigeedii, iyadoona Madaxwyne Cusub Madaxwayne Xigeen Cusub & Gudoomiye Baarlamaan ee Cusub la doortay waxaana hor yaal hawl adag.
Wariye: Saleebaan cabdi cali
Garoowe/puntland