Waxa hada gabagabowday doorashadii maddaxwaynaha puntland iyadoo maddaxwayne loo doortay
C/wali maxamed cali gaas oo ka guulaystay maddaxwaynaha manta waqtigiisii dhamaaday ee c/raxamaan sheikh maxamuud faroole
Hadaba waxa hada la guda galay kala saarida maddaxwayne ku xigeenada oo ay ku loolamanayaan laba musharax maddaxayne ku xigeen oo kala ah
Dr : Maxamed Xirsi Ducale iyo C/xakiin xaaji C/lahi cumar Camay
Hadaba waxa la saadalinayaa in labadan midkood noqon doono maddaxwayne ku xigeenka puntland saacadaha soo socdana ay kala bixi doonaan
Wixii war kasoo kordha kala soco….