Friday, January 24, 2014

Daawo: Waraysi lala yeeshay Gabdho Qoreyaal ah oo Hargeysa ku nool


Neda iyo Muuna, waxay wax ka qoraan Arrimaha Bulshada oo aad loo jecelyahay waxyaabaha ay ka qoraan.




Wariye Cumar Seerbiya ayaa Warbixin ka diyaariyay.




Halkan ka Daawo: