Friday, January 24, 2014

Mujaahid Cawil:Waddani waxa na keenay Cadaalad daro aanu Kulmiye kala kulanay”Dhegeyso


S5450028Burco(GNA)-Xubno u hadlay Taageerayaal laxaad leh oo Maanta ku biiray Xisbiga Mucaaridka Waddani ee Somaliland, ayaa sheegay inay Tabashooyin dhinacyo badan taabanayaan uga digo-rogteen Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisa.S5450024




Cabdi Maxamuud Qaloobi Odayga labaad ee Aqalka Odeyaasha Gobolka Togdheer .Yuusuf oo ku hadlayay afka Dhalinyarada, Mujaahid Cawl iyo Aamina Xasan Samatar oo ka mida dadkii soo Abaabulka xafladda, ayaa ka dib markii ay sharaxaad ka bixiyeen sababta ay Kulmiye uga baxeen, waddanina la hadlay.




Halkan ka Dhegeysta:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Dhegeyso-Taageerayaasha-waddani-ku-biirayr-00025.mp3"][/audio]