Friday, January 24, 2014

Mustafe Qodax: Reer Burco cidda qabyaalada dhex dhigtay ha dhacdo”Dhegeyso


Burco(GNA)-Mustafe Qodax oo ah Agaasimihii guud ee Ciyaaraha Somaliland ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sawiray inay xukuumadda uu ka tirsanaa kala qaybisay Bulshada Reer Burco.




Mustafe Qodax oo hada ka mida Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sidaasi ka sheegay munaasibad maanta ka dhacday Magaalada Burco oo  xisbiga waddani Taageerayaal Kulmiye ka guuray ku soo dhaweeyay.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Mustafe-qodax-00044.mp3"][/audio]S5450042