Thursday, January 23, 2014

Hambalyo Aroos


 




1.       Eng. Ismaaciil Xassan Coomey (Like)




2.       Cabdillahi Siciid Muxummed




3.       Maxammed Axmed Cige




4.       Cabdifataax Maxamuud Ibraahin (Carsaanyo)




5.       Axmed Maxammed Saleebaan




6.       Yuusf Maxammed Xassan




7.       Cumar Maxammed Faarax




 




Dhamaan shaqaalaha Shirkadda Taran Engineering and Construction Company ee magacyadoodukor ku taxan yihiin, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan arooska iyo aroosadda




Maxammuud Mahdi Maxamuud iyo




Suhuur Muuse Qaasim




Oo arooskoodu dhawaan ka dhacay magaalada Hargeysa, waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela




Aamiin Aamiin Aamiin