Friday, January 24, 2014

Wasiirka caafimaadka Jamhuuriyadda Somalilaand mud: Sulemaan Ciise Xaglo-tosiye oo booqasho shaqo ku jooga dalka Finland


öHelsinki 23.01.2014,(GNA)- Wasiirka caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Suleemaan Ciise Xaglo-tosiye iyo xubno uu hogaaminaayo oo maalmahanba ku joogay booqsho rasmi ah caasimadda Helsinki ee wadanka Finland.




Waftigan oo hawlo shaqo u yimid wadankan Finland shirar kala duwana la yeelandoona xubno sarsare oo ka tirsan hayadda IOM xafiiskiisan Finland.




Waftigan yaa lagu so dhoweeyey magaalamadaxdda dalkan Finland ee Helsinki.




Xubnaha waftigan yaa caawa casho sharaf loogu sameeyey xaruntii loogu talagalay so dhoweynta xubnahan.




Waftigan ee u hogaaminaayo wasiirka caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Sulemaan Ciise Xaglo-Tosiye yaa la filayaa kulamadooda ay sii wataan maalinta baritoole.




 




ö1 finl hel




ö2




Ujeedadda safarkan kala soco qaybaha dambe




Gobanimonews