Thursday, January 23, 2014

Dhegeyso: Muxaadiro ku saabsan Safarka Akhiro iyo Acmaasha qofka looga baahanyahay


Halkan waxaanu Akhristeyaal maanta idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiro qiimo badan oo ku saabsan Acmaasha qofka Muuminka ah looga baahanyahay si uu safarka Akhiro ugu fududaado.




Waxa Muxaadirada soo jeedinaya Sheikh Mustafe Ismaaciil Haaruun Dhegeysi wanaagsan:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Usocdaalka-Aakhiro.mp3"][/audio]