Tuesday, January 28, 2014

Kulamada Premiership-ka England ee Talaadada Iyo Arbacada La Cayaari doono iyo sadaasha laga bixiyay.


Rooney-and-RVPKadib markii sabtigii iyo axadii aan kasoo gudubnay lagu mashquulay tartanka FA Cup-ka waxaa dib loo cayaari doonaa kulamada Premiership-ka England oo haatan meel xasaasi ah maraayo waxay u muuqataa in la kala hari rabo waayo kooxaha Arsenal, Man City iyo Chelsea horey ayay u dhaqaaqeen waxayna u muuqdaan sedexda naadi ee isku heesato horyaalka madaama ay kooxaha kale ka foogaadeen halka Liverpool, Tottenham, Everton iyo Man United ay u muuqdaan inay kaalinta 4-aad isku heestaan inkastoo wax badan isbadali karaan balse xaalka haatan sidaas ayuu u egyahay, hadaba hoos kaga bogo saadasha laga bixiyay kulamada Habeenka Talaadada iyo Arbacada la cayaari doono Premiership-ka England:




 




Man Utd 2-0Cardiff




 




Norwich 1-1Newcastle




 




Southampton 1-2 Arsenal




 




Swansea 2-0 Fulham




 




Crystal Palace 2-0 Hull




 




Liverpool 2-1 Everton




 




Kulamada Arbacada




 




Aston Villa 2-0West Brom




 




Chelsea 2-0 West Ham




 




Sunderland 1-1 Stoke




 




Tottenham 0-2 Man City