Tuesday, August 19, 2014

Samsung oo wax ka bedalayso naqshadda iyo hab-dhismeedka moobeelada ay soo saarto

images (2)(GNA) Shirkadda aadka ugu caan baxday soo saaridda mobeelada iyo agabka korontada ee Samsung ayaa ku dhawaaqday inay soo saaraysto smartphone cusub kaasoo leh hab dhismeed bir ka samaysan, waxaa uu ka yaryahay, kana dhuubanyahay kuwa hadda suuqa yaala.

Shirkaddan laga leeyahaay waddanka Koofurtta Kuuriya ayaa ku tilmaamay silsiladda Samsung galaxy in ay tahay “ hab naqshadeed  oo casri ah”

Samsung waxaa horay loogu eedeeyay jaldiga plastic ka samaysan ee moobeeladooda, halka shariikadaha kalena  ay horay u goosteen in adeegsanaan wareeg ama habdhismeed bir ah

Saddexdii sano ee ugu dambaysay ayaa shirkaddu waxaa ku yimid 20% inuu hoos u dhaco faa’iidadii lacageed ay ka heli jireen soo saaridda qalabka korontada guud ahaantood.

Shirar iyo darasaad badan oo ay shirkaddu samaysay ayaa qaadatay go’aan ah inay wax ka badesho walxaha ay u adeegsato habdhismeedka iyo guud ahaan xajmiga smartphoneska ay soo saarto iyo qaar kale oo ka mid ah qalabka korontada ee ay shirkaddu caanka ku tahay

Afhayeen u hadlay Samsung ayaa sheegay in ay shaacin doonaan qiimaha uu ku fadhiyo smartphone-ka cusub, kadbi markii qabyo tiro marxaladiisii ugu dambaysay ee uu hadda marayo.

Dhawaan ayay ahayd markii shirkadda laga saaray liiska best seller-ka ee baraha wax lagu kala iibsado ee internet-ka waddanka Shiinaha, waxaa la sheegay inay ugu wacantahay in ay suuqa ka qabsadeen shirkado kale oo tayadooda iyo xajmigooduba lagu tilmaamay kuwo ka sito Samsung.

Xigasho: DailyTech

Shirkadda aadka ugu caan baxday soo saaridda mobeelada iyo agabka korontada ee Samsung ayaa ku dhawaaqday inay soo saaraysto smartphone cusub kaasoo leh hab dhismeed bir ka samaysan, waxaa uu ka yaryahay, kana dhuubanyahay kuwa hadda suuqa yaala.

Shirkaddan laga leeyahaay waddanka Koofurtta Kuuriya ayaa ku tilmaamay silsiladda Samsung galaxy in ay tahay “ hab naqshadeed  oo casri ah”

Samsung waxaa horay loogu eedeeyay jaldiga plastic ka samaysan ee moobeeladooda, halka shariikadaha kalena  ay horay u goosteen in adeegsanaan wareeg ama habdhismeed bir ah

Saddexdii sano ee ugu dambaysay ayaa shirkaddu waxaa ku yimid 20% inuu hoos u dhaco faa’iidadii lacageed ay ka heli jireen soo saaridda qalabka korontada guud ahaantood.

Shirar iyo darasaad badan oo ay shirkaddu samaysay ayaa qaadatay go’aan ah inay wax ka badesho walxaha ay u adeegsato habdhismeedka iyo guud ahaan xajmiga smartphoneska ay soo saarto iyo qaar kale oo ka mid ah qalabka korontada ee ay shirkaddu caanka ku tahay

Afhayeen u hadlay Samsung ayaa sheegay in ay shaacin doonaan qiimaha uu ku fadhiyo smartphone-ka cusub, kadbi markii qabyo tiro marxaladiisii ugu dambaysay ee uu hadda marayo.

Dhawaan ayay ahayd markii shirkadda laga saaray liiska best seller-ka ee baraha wax lagu kala iibsado ee internet-ka waddanka Shiinaha, waxaa la sheegay inay ugu wacantahay in ay suuqa ka qabsadeen shirkado kale oo tayadooda iyo xajmigooduba lagu tilmaamay kuwo ka sito Samsung.

Xigasho: DailyTechShirkadda aadka ugu caan baxday soo saaridda mobeelada iyo agabka korontada ee Samsung ayaa ku dhawaaqday inay soo saaraysto smartphone cusub kaasoo leh hab dhismeed bir ka samaysan, waxaa uu ka yaryahay, kana dhuubanyahay kuwa hadda suuqa yaala.