Saturday, August 16, 2014

Koox Reer Jig-jiga ah oo Bandhig faneedyo ku qabtay Hargeysa


[caption id="attachment_93171" align="alignleft" width="300"]Axmed Budul Axmed Budul[/caption]Fannaaniin reer Jig-jiga ah ayaa todobaadkii la soo dhaafay Booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaanay ku qabteen dhowrkii habeen ee la soo dhaafay Bandhig-fanneedyo Warbaahinta dawladda si toos looga baahinayay.




Kooxdan waxa hogaaminaya Fanaanka xagga Dhaantada ku can baxay ee Axmed Budul, kaasoo Dhaantooyin kala duwan oo cusub soo bandhigay.




Mid ka mid ah Heesaha uu Axmed Budul qaaday waxa ka mid ah Hees la yidhaahdo “Bal arag Caasimada Hargeysa iyo  heeso kale oo xiiso badan”.




Halkan ka daawo: