Wednesday, August 13, 2014

Fu'aad Aadan Cadde: Xudunbaan joogaa,Puntland-na wali..,?Daawo Waraysi


[caption id="attachment_92801" align="alignleft" width="300"]siyaasi hadal iyo hawl uga soo dhabar adaygay somaliland siyaasi hadal iyo hawl uga soo dhabar adaygay somaliland[/caption]La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Fu'aad Aadan Cadde ayaa waraysi lala yeeshay ku sheegay inuu ku suganyahay Taleex walina aanu go'aan ka gaadhin inuu Puntland u gudbo iyo in kale.




Aadan oo siyaasi weyn oo hadii uu Puntand u wareego sida xaabsade, waji gabax iyo kaashif ku keenaya hogaaminta xukuumada Siilaanyo, ayaa waraysi uu siiyay Telefishanka Maxaliga ah ee BULSHOTV ku sheegay in hadal haynta soo baxday maalintii ugu dambeysay male iyo runba noqon karto.




"waa malle arrintaasi runa way noqon kartaa"ayuu yidhi.




Halkan ka Daawo Waraysigaas oo dhamaystiran: