Nairobi(GNA)-6 qof ayaa ku dhintay Shil ka dhashay Gaadhi oo Booyad ah oo ku dhacay wadada isku xidha magaloyinka eldoret iyo nakuru ee dalka Kenya.
Gaarigan ayaa ah nooca loo yaqaan booyada iska markan sidey shidaal kadibna gadomey sidey sheegeen dad goob joog ah.
6 qof ee dhintey ayaa isku dayey inay dhurtan shidaalkii gaariga ka qubtay, kaasoo dab ka kacay.
Maaha markii ugu horaysay ee dad ku waxyeeloobaan mashaqo shilkan oo kale ka dhalatay, iyadoo ay inta badan dhaqan u leeyihiin kenyaatigu inay isku dayaan inay dhurtaan shidaalka ka qubta Gaadiidka Shidaalka sida markay gadoomaan.
Abdirahmaan buurdhaab
Gobanimonews
Nairobi Office
Email: buurdhaab4@gmail.com