Wednesday, January 8, 2014

Golaha wasiirada dawlada fedaralka oo goor dhow lagu dhawaaqi doono


Raysal wasaaraha cusub ee dowlda fadaralka Somalia ayaa la filaya in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo golaha wasiirada ee xukuumadiisa ka dib markii saddex  todobad ka hor xilka loo magacaabay




Raysal wasaraha ayaa la filayaa in uu ku dhawaaqo xukuumad  ka tiro badan xukumadii hore e uu hogaminayey cabdi farax shirdoon sacid.  ilo ku dhadhaw xafiiska raysal wasaraha ayaa tilmaamaya in wasiiro cusub oo kusoo kordhay saaxada siyaasada ay ka mid noqon doonan golaha wasiirada




 




Lasoco wixii warara ee ka soo kordha ….