Friday, January 17, 2014

Somalia:Liiska Wasiir kuxigeenada iyo Wasiiradawlada Cusub Ee Xalay Saqdii Dhexe Lagu Dhawaaqay +KaAkhri


IMG_9250Muqdisho(GNA)Xalay abaare 2:30kii habeenimo ayuu R/wasaaraha C/wali sheikh Ax,ed  Soo Dhisay Golihiisa wasiirada oo ka koobneyd 25 wasiir 25-wasiir kuxigeen iyo 5-wasiiridawlo wadarta guud oo Noqoneysa 55-xubnaha  Dawlada cusub ee soomaaliya halkan waa liiska wasiirdawlad iyo wasiirku xigeenada waxa ay magcyadoodu kala ha haayeen sidan.




Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka




Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda




Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga




Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga




Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka




Wasiir Ku Xigeennada




 




C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka




Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda




Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga




Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga




Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka




Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada




Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda




C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta




C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka




Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta




C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta




Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada




Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada




Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta




Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha




Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada




C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha




C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha




Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska




Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha




C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda




Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta




Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka




Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare




 




Gobanimonews-Desk




Muqdisho/somalia