Saturday, January 4, 2014

Hooyada shaqaysa ayaa ka niyad wanaagsan ta guri joogta ah


(GNA) Daraasad cusub oo ay sameeyeen koox cilmi baarayaal ah oo u dhashay dalkan Britain ayaa lagu ogaaday in dumarka Caruurta haysta ee shaqeeyaa ay ka wanaagsan yihiin niyad ahaan iyo jidh ahaanba,kuwa iyagoo kale ah ee aan shaqayn ee guri joogta ah.




Daraasadan dhawaan la sameeyey ayaa lagu sheegay in dumarka shaqeeya hadana ay caruurtu u joogto ay aad uga niyad wanaagsan yihiin kuwa shaqadoodu ay tahay guri joogida iyo haynta ilmaha kaliya ah.




 




%0