Hargeysa (GNA) Heestan oo ah hees cusub oo uu tiriyay Xildhibaan Al- Abwaan Jaamac Riyo ayaa waxa ay warbaahinta soo gaadhay 18-1-2014.
Jaamac ayaa ahaa abwaankii sameeyay heestii Caanka ka Noqotay Xiligii Dawladii UDUB Xiliyadii taladalada lagala wareegidoono taas oo cod xalaala lagala wareegay xukuumadaa UDUB oo uu ku dhaliilay abwaanku wax is daba marin .
Hadaba jaamac ayaa dhaliishaa ka dhexdheeday bulshada soomaalilan oo markaa utirinayay musuq maasuq baahsan oo hadheeyay dhamaan wadanka .
Abwaanka ayaa tiriyay heestii dadka aadka u soo jiidatay ee la magcbaxday “Dhalaan Qadiyoow Ka Dhaadhac ,
Xukuumadan Kulmiye oo uu ku dhaliilayo Siyaasadeeda Arrimaha dibada iyo shirbeeleedyo farabadan oo wadaka ka dhacy tan iyo xiligii ay talada wadanka la wareegtay ayaa waxa ay taabaneysaa meelo badan oo abwaanka iyo inta la,arigtida ahba ay isku si udhaliilayaan hadii aanu ka soo qaadano tuduc ka mida heestan cusub ayaa ah sidan.
“Ka soo doog ayaan lahaaye kasii dar haddey ahaatay Dan guud iyo Boobisteeda adoo duma baa karoonee adiga iyo doorxulashadaada Dushiina ceebitaale Soo Daata ka daata Diir iyo Ayax oomanoow ka daata kuwii idinkaa kadaranee ka data Daata Daata Guruubka isdoortayoow ka daata’’
Halkan Ka Dhageyso
[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/jaamacriyo.mp3"][/audio]
Gobanimonews-Desk
Hargeysa/Somaliland