Saturday, January 18, 2014

Halkan ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Intii A


m5




Hargeysa (GNA) Madaxweyne Siilaanyo :Wefti aan hogaaminayaa waxay u ambabaxayaan Dalka Faransiiska anagoo halkaa martiqaad ka helnay waxaa halkan ka baxayna aniga iyo wasiirka qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire Iyo Marwada Waxaa Nagu Soo Biiri Doona Wasiirka Arrimaha Dibeda Wasiirka Madaxtooyadda Iyo Wasiirka Ganacsiga Ayaa Nagu Soo Biiri Doona Dalka Faransiiska ayaanu u Tagi Doonaa Martiqaad Nalooga Fidiyey”




Halkan Kadhegeyso Codka Madaxweynaha 




[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/CODKA-SAFARKA-MADAXWEYNAHA-JSL-EE-MAANTA-18.01.2014.mp3"][/audio]




Gobanimonews-Desk




Hargeysa/Somaliland