Monday, January 13, 2014

Gobal Kamid ah Dhulweynaha Mareykanka Oo Biyo La,aani Soo Wajahday +Daawo Video


Virginia (GNA) Gobalka Virginia galbeedkiisa ayaa lagu soo waramayaa in ay soo wajahaday biyo yaraan ba,an kadib keydka biyaha uga imanjireen taas oo lagu sababeeyay in ay biyihu sumoobeen




Ciidanka Milatariga ayaa ka qeyb qaatay dhaaminta biyaha lagu gaadh siinayo dadka ay biya yaraanta soo wajahday ---- Halkan Ka Daawo ViDEO




Gobanimonews/Office




Hargeysa/Somaliland