Monday, January 6, 2014

Dhibaatooyin Hor le oo la soo daristaay dadka Magangalyo Doonka ah ee ku soo Qulqulaaya qaarada Yurub+Daawo Video


Qaxooti Suuriyaan iyo Soomaali u badan ayaa la soo sheegayaa in ay bilihii u dambeeyay tiradoodu kor u dhaaftay ilaa 40,000 kuwaasi oo dhinaca Liibiya iyo Tuniisiya ka galayey Talyaaniga. Hase yeeshee dadka ayaa ka warhelay in la qaawiyo qaxootiga iyagoo la sheegayo in laga buufinayo cudurro iyo dulinka ku nool dadka sida injirta iyo kutaanka  jidhkooda  iyo dharkooda ku dhex jira. Xog hoose ayaa tilmaameysa in la faraxumeeyay haween badan








Gobanimonews.com