Monday, January 13, 2014

Cafu OoTaageerayaasha Milan Ka Codsaday In Kooxda Ay U Dulqaataan Ka Dib Guul Daradii Sassuolo.






CafuXiddigii hore ee Milan iyo qaranka Brazil ee Cafu ayaa ka codsaday




taageerayaasha Milan in ay dul qaataan kooxda Milan ka dib guul daradii




ay kala kulmeen kooxda Sassuolo.




 




Milan ayaa guul darro 3:4 ah kala kulntay kooxda Sassuolo iyadoo 4-ta




gool uu dhaliyay laacibka lagu magacaabo Domenico Berardi.




 




Cafu ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay guul daradaas balse waxa uu




sheegay in uu u arko in xiddigaha dhawaan lala soo hishiiyay ay wax weyn




ku soo kordhin doonaan kooxda balse inta mirahaas ka dhalanayaan looga




baahan yahay in ay dul qaataan .




 




Milan ayaa dhawaan la soo hishiisay xiddiga reer Japan ee Keisuke Honda




kaasi oo saftay kulankaas Milan looga badiyay