(GNA) Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomidii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ee kusii jeeday Dalka Talyaaniga.
Dooniyaha oo ahaa Saddax dooni ayaa waxaa saarnaa in kabadan 200 oo qof una badan Soomaali, ayaa waxa ay doont kula qalibmatay bartamaha Badda isku xidha Libya iyo Talyaaniga, Sababta ayaa lagu soo waramayaa in dooni ka mida sadexdii doonyood ay midi ku timi cilada xaga mishiin ka ah taas oo markii danbe khal khal ay galiyeen dabeylihii ka dhacayay badweynta ay maraysay waxaa ilaa imika la hayaa dad gaadhay ilaa 46-Qof oo ku naf waayay halkaa.
Haddaba Magacyadda aan helnay ayaa waxaa kamid ah sida:-
1- Nasro C/llahi Cabdi
2- Fartuun Xasan
3- C/llahi Xasan
4- Faarax …. lama haayo magaca oo dhameystiran
5- Nasteexo Nuur Xassan
6- Xasan Mowliid Cismaan jees bile
7- Aadan C/qaadir Aadan aadan baale
8- Xassan Weli fanteeye
9- Sabiriin Yasiin
10- Ilkacase … lama haayo magaca saxda ah
11- Saleymaan Sabriye
12- Najax C/llahi (Hargeysa)
13- Xassan Furre (Burco)
14- Sacdiyo Ilyaas Cabdi
15- Salaad Yuusuf
16- Saabir C/naasir Haji
17- Xaaji ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran
18- Fartuun Xassan Xusein (Hargeysa)
19- C/llahi Dhagey .. (Muqdisho)
20- Suleekho C/qaadir Cabdi
21- Nafiso C/xaafid Ilyaas
22- Saabiriin Salaad xaashi
23- Fadumo …. (Bilan) .. (Muqdisho)
24- Mascuud Axmed (Hargeysa)
25- C/fitaax Nuur .. (Muqdisho)
26- Maxamed Xassan Xusein (Muqdisho)
27- Saleeban Faisal (Burco)
28- Faarax C/llahi Cabdi (Hargeysa)
29- Mukhtaar Muse (Kuurya) (Burco)
30- Xusein Maxamed Xassan (Jigjiga)
31- Sacdiyo Nuur Farax (Gaalkacyo)
32- Fatxiyo …… Lama haayo magaca oo dhameystiran.
33- Fanax ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran.
34- Saciid C/qaadir
35- Anwar Faarax
36- Yoonis Salaad Xaaji
37- Salmaan Xassan
38- C/risaaq Maxamed
39- C/raxmaan Maxamed
40- Xuseen Barre Ismaaciil
41- Xasan Axmed Tuure
42- Naciimo Cabdi Faarax
43- Maryan Cali Xuseen
44- Faarax Cali
45- Xasan Shiikh Ibraahim
46- C/llahi Aadan Cadde