Tuesday, June 25, 2013

Waligaa ma ka fikirtay in uu jiro wadan ayku noolyihiin 25 nin oo soomaalia oo aaney ku wahelin gabadh qudha oo soomaalia


GNA) Waligaa ma ka fikirtay in uu jiro  wadan ayku noolyihiin 25 nin oo soomaalia oo aaney ku wahelin gabadh qudha oo soomaalia. wadanka maanta sidaas ah waaxaa soo maray ilaa 50.000 kun oo soomaaliya ilaa 20 sanadood ee ugu dan beeyay oo dadkaasi ay ugudbeen wadamada yurub.
wadankaasi waxa weeye wadanka poland oo hore uga tirsanaa wadamadii la isku odhan jiray yurubta bari  soomaalida halkaasi ku noola waxaa ka mida  c/qaadir gabeyre faarax oo isagu mudo 25sanadood ku dhaw ku noolaa wadanka poland c/qaadir oo u waramay wariye c/salaan hereri oo ka tirsan bahda universaltv waa kan