Friday, June 28, 2013

Xuskii Sanad Guuradii 36 aad ee Xornimada Djibouti -Daawo Sawiro


(GNA) Sanad walba bishan june-27keeda waxa ay ku beegan tahay maalintey xornimad qaateen Dalka aanu jaarka aanu nahay ee Djibouti.
hadaba maanta oo ay u dabaal dageen maalinta xoriyadooda ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax badan oo ka kala timi daafaha dunifa .
Maamuuska 27ka Bishan June oo si aad u weyn saaka xili hore bilaabatay ayaa waxaa gaaddo ciyaar iyo bandhig aad uwanaagsan kusoo bandhigay dhamaan qaybaha kala duwan ee ciidamada walaalaha Jabuuti oo muujiyay awoodda iyo hormarka ay gaadheen 36dii sano ee ay xorta ahaaayeen.
Halkaa waxaa hadal ka soo jeediyay Madaxweynaha Dawlada Djibouti khudbadaa oo aheyd mid ku wajahaneey hanbalyo uu udirayo dhamaan shacbi weynaha DJibouti .
waxa kale oo uu mahad uga celiyay dhamaan dublamaasiyiintii ka soo qeyb gashay ee shisheeye iyo dhamaan dawladaha saldhigyada ku le wadankiisa ciidamadii ka soc day hadaba waxaan idiin soo gudbin doonaa sawiradii saaka.