Wednesday, June 26, 2013

Qoyska Reer Boobdhle: Ilaahay Xilka ha u fududeeyo Wasiirka cusub ee Arrimha Gudaha


Aabo Axmed Boodhle Yuusuf iyo Hooyo Xaliimo xaaji C/laahi ,Muna Axmed Boodhle,Mubaarik Axmed Boodhle , Siciid Axmed Boodhle , Cali Axmed Boodhle , C/khaalaq Axmed Boodhle ,Cabdale Axmed Boodhle ,Saynab Axmed Boodhle ,Umulkhayr Axmed Boodhle ,




Dhamaan Qoyks reer Axmed Boodhle Yuusuf Waxa ay Hambalyo iyo bogaadin udirayaan Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Muxamed Warancade Ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland xilkaas u igmaday  kaasoo aanu leenahay ilaahay ha kuu fudu deeyo xilkaa culus ee laguu igmaday