Saturday, June 29, 2013

Dawladda maraykanka ayaa sharci u ogolaatay in sharci la siiyo ku dhowaad 11 million oo dalkeeda ku joogay sharcidaro


28.06.2013 (GNA)- Aqalka sanadka ee looga arimiyo dalkan maraykanka yaa sharci ka soo saaray in sharci la siiyo malaayiin ruux oo sifo sharcidaro ah ugu noolaa dalka maraykanka. Dadkan yaa ka mid ah dad Somaaliyeed oo in muddo ahba ku noolaa dalka maraykanka.




Hadaba sharcigan yaa aad u fududayn doona dadka dadkooda sugaayey muddo dheer si sifo sharciga waafaqsan loogu keeno, xaga in badan ay iyagu sugaayeen in ay helaan sharci ay ku joogaan dalka maraykanka. Xayiraadan oo in muddo ahba saarneyd dadka Soomaalidda laga bilaabo 11 September sanadkii 2001. 




Hadaba sharcigan ka soo baxay aqalka sanadka yaa dadbadan oo Soomaali ah ay ku diirsadeen. Maraykanka yaa ah dalka qaxootiga ugu tirada badani ay galaan dalkiisa sanad waliba taaso lagu qiyaaso tiro aad badan sanadkiiba.




 




Kala socda wixii so kordha




www.Gobanimonews.com