Saturday, June 29, 2013

10-ka Caasimadood Ee ugu Dadka Badan Caalamka


(GNA) Qiimeynta tobanka Caasimadood ee ugu dadka badan caalamka ayaan ku jiraan dalal dhowr ah iyo qaarada Yurub oo gabi ahaan la ogaaday in magaalooyinkooda laga dad badanyahay .




Inkastoo Caasimada Moscow ee dalka Russia ay ku nool yihiin in kabada 16 Million hadana waa ay ka maqantahay liiska hoos ku xusan sidoo kale London ee cariga Ingiriiska ayaa waxa ku nool inkabadan 13 Million.




Sidoo kale waxaan liiskan lagu xusin dalalka Africa oo aan haysanin Caasimad ay tiro shacbiyad badan ku nool yihiin




LIISKA 10-KA CAASIMADOOD EE UGU DADKA BADAN CAAALAMKA




Qiimeynta           Caasimada          Shacabka




1.            Tokyo (Japan)    34,600,000




2.            Guangzhou (China)         26,300,000




3.            March Jakarta (Indonesia)           25.8 million




4.            Shanghai (China)              25.8 million




5.            Seoul (Korea)    25.6 million




6.            City of Mexico   23,500,000




7.            Delhi (India)       23,500,000




8.            Karachi (Pakistan)            22.1 million




9.            Manila (Philippines)        21,800,000




10.          New York (United States)            21,500,000