Guurkiinu Guur Khaer Gurigiinu Guri Nagi
1) Aabo maxamuud jaamac cabdi (madaxay)
2)hooyo faadima maxamed xuseen (faadima shiine)
3)walal cawil maxamuud jaamac (cawil madaxay)
4)walal faa’isa maxamuud jaamac (faa’isa madaxay)
5)walal farxiya maxamuud jamac (farxiya madaxay)
6)walal muuse axmed maxamuud (muuse faralaab)
7) siciid maxamed xuseen (siciid shiine)
8) hida maxamed xuseen (hinda shiine)
9) deeqa maxamed xuseen (deeqa shiine)
10) xaawa maxamed xuseen (xawa shiine)
11)sucaad maxamed xuseen (sucaad shiine)
12)maxamuud maxamed xuseen (maxamuud shiine)
13) maxamuud xasan malag
14)cismaan yasiin cismaan
15)siciid care (diyo)
16)maxamed cawil (laaloo)
17axmed maxamed faarax (laangadhe xayraan)
18)farxiya ciise maxamed (farxiya ciise labkacle)
19)xafsa axmed maxamuud
20)dr;sanyare jaamc buldi
21)c/qani xaaji ibraahin (seefta banaanka)
22)cabdalla cali shire
23)pro; siciid yaasiin (khaatumo)
24)bashiir cabdi kuus
25)maxame yuusuf (kipligad)
26)c/salaan ibraahin gorse
27) askar ismaaciil baaruud
28)Ayaan baashe
29) xamda cawil
30)Hodon maxamed muuse
31)hooyo caasha xasan xujaale
32)siciid axmed maxamuud (siciid faralaab)
33)khadra axmed maxamuud (khadra faralaab)
34)eng: maxamuud c/risaq cali
35)c/qaadir aadan carab (saraaf)
36)iyo dhamaan bahda wargayska somalilandtoday
dhamaan eheladan iyo qaraabadan iyo asxaabtan oo kala jooga dalka debediisa iyo gudihiisa waxay tahniyad aroos oo qaali ah halkan uga dirayaan borka jaamac maxamuud jaamac (jamac madaxay) iyo boqoradda aamina cabdi ibraahin oo ku aqal galkoodu ka dhacay magaalada hargaysa habeenimadii xalay tariikhdu markay ahay 22/06/2013/ waxaanu ilaahay uga baryaynaa kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN