(GNA) Sida laga qorsheeyay dalka Sacuudi Carabiya iyo caalamka Islaamka maalinta 15 ka October ayaa noqon doonto maalinta rasmiga ah ee ciidda Carrafa ama Adxaa maadaama 14 ka ay ku beegantahay 9 ka Bisha Islaamka ee dul Xijja ama sagaalka Carafaat la taaganyahay sidaas darteed 15 kana ku beegantahay maalinta Ciidda weyn ee Adxaa.
Hadaba maalinkaa Ciidul Adxaa ayaa waxaa caalmaka Islaamka ama muslimiinta meel kasta oo ay joogaanba ay u tahay maalin ay isku raacaan u dabbaal dageeda maadaama maalintaa ay tahay maalin xajka la socota oo aan loo eegin bil dhalatay sida Ramadanka oo inta badan dalalka qaar ay kala soomaan maalmo kala duwan.
Diyaariye:C/qaadir Askar
Gobanimonews.com