Friday, September 27, 2013

War Deg Deg ah :Dawlada Kenya Oo Soo Bandhigay Mid Ka Mida Raggii Weerarka Ku Qaaday Xarunta Ganacsiga Ee Westgate. Daawo -Video


(GNA) Ninkaa Loo haysto weerarkaa argagixisada ayaa waxaa lagu magacaabaa cabdirisaaq sheekh ax,ed waxaa la aamin san yahay in uu ka baxay saacadihii ugu danbeeyay ee hawl galku dhamaanayay waxaa ka warbixiyay sirdoonka dalka kenya.
waxa ay warbixinta intaa ku dareen in uu ilaa jun  sanadkan soo galay wadanka kenya isaga oo uga soo duulay wadanka UK-
Halkan Kadaawo Warkii uu soo Daayay TV-ga laga leeyayhay Wadanka kenya Ee CitizenTV








Diyaariye:C/qaadir Askar




Gobanimonews.com