Tuesday, September 24, 2013

Michelle Obama oo ku dhiirigelisay shirkadaha iney joojiyaan xayeesiinta cunooyinka aan caafimaadka U laheyn carruurta.


(GNA) Marwada madaxweyne Barrack Obama ayaa dooneysay shirkadaha cunooyinka sameeya iyo kuwa madadaalada caruurta sameeya iney hagaajiyaan,xayeeysiiska  cunooyinka aan caafimaadka u laheyn carruurta.




Michelle ayaa ku dhiirigelisay iney diirada saaraan qaabkii ay sare ugu qaadi lahaayeen tayada cunooyinka,intii ay xayeysiin lahaayeen cunooyin macaan iyo dhanaan ah.waxaana ay ka dalbatay iney door weyn ka qaataan sare u qaadida caafimaadka carruurta.




 




Michelle Obama ayaa wada ololaheeda nolol caafimaad leh ee carruurta,waxaana ay hadalkaan ka sheegtay barnaamij ay ku qabatay maalintii arbacada aqalka cad ee Mareykanka




Marwada madaxweyne Barrack Obama ayaa dooneysay shirkadaha cunooyinka sameeya iyo kuwa madadaalada caruurta sameeya iney hagaajiyaan,xayeeysiiska  cunooyinka aan caafimaadka u laheyn carruurta.




Michelle ayaa ku dhiirigelisay iney diirada saaraan qaabkii ay sare ugu qaadi lahaayeen tayada cunooyinka,intii ay xayeysiin lahaayeen cunooyin macaan iyo dhanaan ah.waxaana ay ka dalbatay iney door weyn ka qaataan sare u qaadida caafimaadka carruurta.




 




Michelle Obama ayaa wada ololaheeda nolol caafimaad leh ee carruurta,waxaana ay hadalkaan ka sheegtay barnaamij ay ku qabatay maalintii arbacada aqalka cad ee Mareykanka




 




Diyaariye:C/qaadir Askar




askars4@hotmail.com




Gobanimonews.com