Tuesday, September 24, 2013

Aadeer Waatii Maxamuud Xaashiba 10 Dollar loo Ansixiye,Xeerkan Aana I Ansixiya oo igala Hadal Barlamaanka”By: C/rixiin.


Maaynan arag mana maqli doono Intan Anigu Fikriyan Qabo in ay ina soo mari doonto tan aynu aragnay mid la midi,waaxa dhacday mudo imika laga joogo sanad in madaxwaynaha Qaranka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo u Golaha Wasiiradisa u uga soo ansixiyey Wasiirka Duulista iyo Hawda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah Nin ay isku Hayb yihin, Laacagta laaga qado dadka Ka dulaya Madarada Dalak Cadadka Lacagtaas oo Dhan 10 Dollar ayaan hatan la garanayn Waax lagu Qabto iyo Waax wali Lagu Qabtay Toona.




 




Iyado Shacbiga Dalkan Ku Nool ee masakinta ahi ay u badan yihin Dad Maaxaysato ah intoda Badana Qurbaha laga biliyo Waaxna looga soo diro oo Dadka Famligooda ahi markay yimadan kala kulman Madarada Dalka Lacago Nocyo Badan oo laga Qado iyago Hadana Aay bixiyan dadkenu Markay Magaloyinaka uga Soo Dadagan Madarka Ayey indhahoodu waxay qabtan waax qabad la’aan jirta.




 




Haddaba Akhriste adigan ku dhibe Miyanay kula ahayn Aader Anigana Ha la I Ansixiyo sidi Maxamuud Xaashi Lacagta Xeerkana Barlaamanka igala Hadal Adigo Qab Qabilaysan iyo Mid Rernimo Ah igu Wado samaynaya.




 




Waaxa dhagahagu qabanayan inti ay xukumadda siillanyo jirtay Qabyaladi oo soo Rogal Celisay Waaxa kale oo iayagana aad arkaysa Xukumad Noqotay Rer Iyo Daba dhilifkood Waxaan Anigu Fikriyan Qaba Hadan Qaranka sedan Laga Dayn in Aay Dhici doonto Cawaqib xumo keeni doonta Dabargoyn tii Siyaad bare oo kale ah.




 




Anigo Saxiibayal ama Akhristayal egaya Siayasiyintan sida Fiinta leh uga Qaylisay Mamulka Xukumada Siilanyo oo an dhowr ka soo qadanaya,Xasan aCiise, Faysal Cali Warabe, Xasan Guure,Ibrahin Dhaga Wayne,Maxamed Xaashi.




Anigu ma aminsani cid Dadkan Iyo Dalkan ka jecel inay wali jirto Runti ma aha waxay yihin Caqligi ummada oo ta odhan mayo anigu waayo waay jiran dad iyaga la mid ahi lakin waaxa nasib daro ah in la yidha dalki ayey Duminayan aay Shaalay u soo Halag muten, Waaxa Nasib Daro ah in inan Yar oo Qurbo jog ah oo Wasiirul Dawle ah oo Dalka Maraykan la igu yidhi waa u ka yimid Tv-yada ka Caayo.




 




Ruubti Rernimo Qarabo kiil Waati Madaxwayne Siillanyo Saqbadhka Kicisay ee u Laha ‘Faysaloow Uf aya lagu yidhi ……Cali Warancade Iyo Sicid Sulub na Markanu Iidn Cafinay Ayad Xukumada Cayeysan …’’ ,sido kale Waaki Musuq masuqa isago oog Madaxwaynhu Dufacayey Ceebaha Wasiirada Aay Isku Haybta yihin Sida Wasiirki Ciyaraha Ee Ku Fashilmay Koobki Gobolada Somaliland,Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Oo Isaguna Musuq masuqay Shirkadi Shidalka badhaysay iyo Badhista Macdanaha oo u sher badan ku leyahay Sharigta Indha yarta ah ee Dalka Macdanta ka Badha,Wasiirka Duulista iyo Hawda Oo isagana aynu la wada soocono ceebta madarka Hargeysa tala Maanta iyo Laacaghi hore logu kor dhiyey.




 




Haddaba Waxan Dadwaynaha Qarankan Curdinka jeecel kaga Tagi laha Aynu Waax wada saxno aynu ka dhidhino Qarabo kiilka aynu Qumati u Wadno Qaranimadena.




Gunti iyo Gabo Gabadi Waaxa u yidhi ALLeh ha u Naxariste Cabdi Iidan Faraax.. ‘




 




                         “Shafarta iyo dabaylaha jiraa shaamareerka lehe  




                          Shifo waxan lahaynoo la cuno sheeg haddaad garato




                          Shubaal quruxsan Gaawaha shaxshaxa Shuqul gobaadeedka




                          Shinni dhagax sideedii markuu noogu shiro geelu”




 




 




Cabdiraxiim Ismaacil Cabdilaahi (Bidaar)




 




Cabdiraxiim9909@gmail.com




 




Hargeysa Somaliland