Tuesday, September 24, 2013

HAMBALYO DHALASHO


Aabbo Yuusuf Daahir Axmed




Hooyo Caasha Aadan Maxamed iyo Dhamaan reer yuusuf Daahir oo kala ah:-




Naasir Yuusuf Daahir




Keyse Yuusuf Daahir




Farxiya Yuusuf Daahir




Salaad yuusuf Daahir




Cabdirisaaq Yuusuf Daahir




Jimcaale Yuusuf Daahir




Cabdixaafid yuusuf Daahir




 




Waxa ay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Cabdiqani Axmed Aw Jaamac iyo Layla Yuusuf Daahir oo Gabadhi ugu dhalatay Magaalada Hargeysa 23/09/2013 Gabadhaasi yar oo loo bixiyey Safa Cabdiqani Axmed.




Waxaanay leeyihiin soo barbaar oo noqo tii diinteeda, Dalkeeda, Dadkeeda iyo Nafteedaba anfacda ALLE –na ha ku garab galo AMIN AMIIN.