Saturday, September 14, 2013

Sh, Samatar Khudbadii Jimcaha Masjidka Nasru-Diin Oo Uu Kaga Hadlayay Maamulka Toosan Ama Maamulka Tayadale Ee Umad Hogaaminkara. Daawo: Video


(GNA) Sheekha Max'ed Cumar Samatar Khudbadiisa Waxa Uu Ku Hogo Tusaaleynayaa Maamul Dhaliille Sida Loo toosinkarayo - halkan ka daawo khudbadii sheekh Samatar ,Daawo Video:






Waxaa Khudbada Soo Duubay Hawlwadeenada Shabakada Gobanimonews.com Waxa Ay Idiin Balan Qaadayaan



In Hadii Alle Idmo In ay Jimca Walba idiin Soo Gudbin Doonaan Khudbada Jimcaha Ee Masjidka Nasru-Diin



Diyaariye:C/qaadir Askar



askars4@hotmail.com



Gobanimonews.com