11.09.2013 Helsinki, (GNA) -Anigoo ah gudoomiyaha garabka haweenka new Ucid ee Finland Samia Cumar Xagi Muse, waxaan wargalinayaa dhamaan bulshadda reer Somaliland ee dagan dalkan Finland soo dhoweynta mudane Jamaal Cali Xuseen 03.10.2013 saacadda 18:20 Helsinki Vantaa airport.
Ogeysiis Finland
Insha allaah maalinta khamiista ee taariikhtu tahay 03.10.2013. Waxaan wargalinayaa dhamaan bulshadda reer Somaliland ee dagan dalkan Finland gaarahaan agagaarka caasimada Finland ee Helsinki, in uu soo gaadhidoono 03.10.2013 saacadda 18:20 garoonka caalamigga ah ee Helsinki/Vantaa airport.
Musharaxa madaxweynaha xisbigga new UCID mudne: Jamaal Cali Xuseen.
Dadweeynaha reer Somaliland muxaafid iyo mucaaridba waa in soo dhoweyn diiran aan kala hortagnaa siyaasigga ahna musharaxa madaxweynaha mustaqbalka ee new Ucid mudne: Jamaal Cali Xuseen.
Mudane kusoo dhowoow qacmo furan hadaanu nahay jaaliyadda reer Somaliland ee dalkan Finland.
* Faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xidhiidhidoontaan gudoomiyaha abaabulka ee xisbigga new Ucid:
Ismaaciil Daahir Digaale +358 465822306
www.gobanimonews.com kala xidhiidh warar sugan