Thursday, September 12, 2013

Hargeysa:Tacsi tiiraanyo oo ka timi Garsooreyaasha Maxkamaddaha


1.            Garsoore Cali Suudi Diiriye




2.            Garsoore Yuusuf Dalal Cabdi




3.            Garsoore Xuseen Maxamed Belal




4.            XeerIlaaliye: Yuusuf C/laahi Cali (Caato)




5.            Garyaqaan Xasan Cali Xasan




6.            Garyaqaan Muuse Yuusuf Mohamed




7.            Garyaqaan Maxamed Max’ud Xashi (Timo)




8.            Garyaqaan Maxamed Maxamuud (Guray)




9.            Garyaqaan Cabdi Qowdhan Cabdi




Waxay tacsi Tiiranyoleh  u dirayaan Garyaqaan Siciid Cali Cabdi (Ina-Calidhool), oo ay hooyadii ku geeriyootay laguna aasay magaalada Hargeysa 09/09/2013.




Waxaanay Illaahay Marxuumada Uga Baryayaan inuu Qabriga u waasiciyo, Su’aashana u fududeeyo. Jannadii fardawsana ka waraabiyo, Isagana Samir iyo Imaan ka siiyo .




 




AAMIIN AAMIIN AAMIIN