Saturday, September 14, 2013

Axmed Safari: Wasiirka Waxbarashada Somaliland ha iscasisho!


Waxa isa soo taraaya fashilaadaha xukuumada  sadaxda sano dalka ka talinaysay, waxaan oran karaa ceebihii shame of watergate, aan dhamaantooda midba mid ka foolxun, Gabar ayaa i cayday,Haamihii total, warshad sibir reer lasiiyey,shidaal baarista wadanka baarlamaan lamarin,lacagihii Air Port lawada cunay wada yar afar milyan Dollar ku baxday.




Waxa kaba sii daran tacliintii oo dowladu gacanteeda ku maamuleysay in aan lakala jecleyn hab’dhaqankii caruurta dugsiyada dowlada maamuleysay dhigan jiray oo la bahdilay dhulkana ay  jiifaan. Caruurtii waalidiintooda waxa heystay iskuulaad kooda sare u kacay sumcad iyo sharaf caalamka tusay.




Waxaa muhiim ah in ay shacabka Somaliland in aysan caruurta kala fiicneyn balse lagu kala tagay tayada iyo maamulka macalimiinta iyo maamulayaasha wax barayo schoolada ay sababta u weyn tahay fadeexada dul hagoogan tacliinta aan maamulayaal xilka iyo macalimiin looga qaaday ayna jirin.




Dad lagu soo wada xulay iyo dowlad musuq maasuq hadheesay maahin in aan aan ka sheekeyno maalin walba dhegex dhig iskuul sheekada iyada oo taagan timirtii hore ayaa dab loo waayey.




Daarihii hore aan dhisaynay ayaa uga wacneyd wasiirada iyo xukuumada ceebta ardaydii dowlada gacanta ku heysay in kaalmaha koowaad ku dagaalamaan ay aheyd ay soo iftiimi weyday maaha in aan wasiirada u badheedhay dhaliisha malahan waa dumaroo ka xishoo waan jecelahay wasiirada waxaan rabaa in ay shaqadeeda muuqato aysan noqon shaqadeeda dhagax dhigista riwaayada reer kulmiye ay ka hortooo isbuuca soo socdo ceebta iskuulaadka dowlada raga maamula ha is wada casilaan.




Macalimiin moralka loo dhisay training dibada loo qaadayo balan qaadyo koorsooyin hab dowladnimo loo sameeyo iyo mushaharkooda iyo tayada macalimiinta waa in dib u eegis lagu sameeyaa mudanne wasiir sam sam kameradaha adigey ku hayaan wasaarada adigaa maamula kulmiye way tagi magacaaga waa in aad wanaajisaa wasaaradaada.




waxbarashadii macalimiinta wanaagsan waad heli kartaa ma xisbiga kulmiyaa lagu wada guray waan taan layaabnay in dunidii dowlada wax walba heysatay socod siin kari wayday howl maal meedkeedii tacliinta iskuulada gaarka loo leeyahay wax noqdaan taas ayaan la murugooneynaa waad mahadsantihiin




waxaan dad weynaha kula talineynaa in talo qaran laga yeesho samirka waa nagu fogaaday dalkaan Madaxweynaha talada hayo shaqo ka dhigtay fur furka dalka.




Waxaan u bixiyey Dowlada Dulmiye Dumiye Daneyste M Damqade.




Allow umada ka soo gaar waa la danbaabeeee. !!!!!!!!




Ahmed Bashiir Mohamed (Ahmed,Safari)




CHAIRMAN OF UCID PARTY KENYA




somalilandfirst@live.com




+254722819048