(GNA) shaki kuma jiro in timirtu fa,iidooyin caafimaad ay leedahay iyada oo la xusayao aqoon ahaan in ay aad ugu wanaag san tay haweenka uurka leh ,waxa ay tahay cunto aad uwanaag san oo sahlaysa hawsha dhalmada oo si fudud ayay ku dha maaneysaa .
timirtu wax ay ka kooban tahay maadooyika potassium,Calcium,Magnesium iyo iron, waxaana usii dheer maadada phosphorus, Vitamin "A"iyo "B" oo haweenka uurkale ufiican .
timirta ayaa ka qeyb qaadaneysa fududeynta hawsha dhalmada iyadoo si gaar ah gacan uga geysaneysa xoojinta minka bilaha ugu dan beeya ee haweeneyda uurkale sida oo kale ilmaha dhalanaya xiligaa aad ayey ugu fiican tahay .
ugu danbey dhalmada ka dib waxa ay aad ugu fiican tahay haweeneyda wax ayna sare uqaadaa in hooyadu naas nuujinta ugu jira in ay caano badan ay ku habto ilma dhashay.
Diyaariye:C/qaadir Askar
Gobanimonews.com