Friday, July 26, 2013

Khasaaraha ka dhashay Shilkii tareen ee ka dhacay waqooyi galbeed dalka Spain.Daawo Sawirada.


(GNA) Waxaa shalay (Arbaca) gelinkii danbe uu shil weyn oo ka dhacay duleedka magaalada Santiago de Compostela ayey ku dhinteen dad gaadhaya 77 qof.




Saraakiisha dowlada Spain ayaa manta oo Khamiis ah warbixin kasoo saaray shilkaasi Tareen ayaa sheegay in illaa iyo hada dhinteen ugu yaraan 77 qof halka dhaawaca uu gaadhay 140 qof.




Shilkan tareen ayaa ah kii ugu weynaa oo ka dhaca dalka Spain in muddo ah, waxaana la rumeysan yahay in shilkan uu sabab u ahaa Tareenka oo xawaare sare ku socday isla markaana sababtay inuu ka baxo khadkii oo loogu tago galay.








 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




Diyaariye:Askar




Gobanimonews.com