Hargeysa(GNA) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay Heshiiska dhex maray labada Xisbi Mucaarid ee WADDANI iyo UCID.
Halkan ka dhegeyso Hadalka Muuse Biixi oo Maanta ka hadlay Xaflad Xisbigiisu ku soo dhaweeyay Ururkii Jamhuuriga