Saturday, July 27, 2013

Buuga Dhaxalkii Gobonimada oo Suuqa soo galay iyo Goobaha lagu Iibinayo






Buuga Dhaxalkii Gobonimada ee laga qoray Madaxweynihii hore ee somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa suuqa  soo galay, waxaana lagu Iibinayaa Rugta Buugaagta lagu iibiyo ee  SUNDUS BOOK SHOP ee Magaalada Hargeysa, oo ku taala Fooqa Baxsane ee ka soo horjeedka Baar Hargeysa.




Ama kala xidhiidh Telefoonka: 4426743




Yaanu kaa dhamaan ee hore u gaadh oo Iibso Buuga Dhaxalkii Gobobanimada.