Tuesday, July 30, 2013

Telefishanka NTV Oo Warbin Kooban Ka-diyaariyay Magaalada Laas caanood Iyo Somaliland.DAAWO WARBIXINTA


 




(GNA) Telefishin laga leeyahay dalka kenya ayaa warbixin xaqiiqo raadin ah ka diyaariyay gobolka sool.
Telefishanka Ntv oo booqosho Hubin ah ku tagay Magaaladda Laascaanood eegayana Soomaliland iyo Puntland oo sheegata cida ka talisa.
warbixintan kooban ayuu wariyaha Ntv waxa uu wariyahu wareysiya kooban uu ka qaaday ciidamada qaranka somalilaland iyo shacabka ku dhaqan gobolka sool.
wariyaha warbixintan soo qaaday oo layidhaa yaasiin jama .waakan ee daawasho wacan








Diyaariye:Askar




Gobanimonews.com