London 10.07.2013 (GNA),- Ra´isal wasaaraha dalkan Britain David Cameron oo warbaahinta kala hadlay muslimiinta dlkiisa iyo kuwa caalamka intiisa kale. Mr Cameron yaa hambalyo u diray muslimiinta caalamka uguna hambalyeeyay bisha barakaysan ee ramadanta. Taasuu ku tilmaamay bil ay muslimiintu aad uso dhoweeyan cibaado badan.