Thursday, July 11, 2013

Madaxweyne Siilaanyo oo isku Shaandheyn ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud, qaarna Xilalkii ka qaaday


Hargeysa(GNA)-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Caawa isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha dawlada.




Madaxweynu wuxuu Xilalkii ka qaday Agaasimayaal hore, kuwo cusubna wuu magacaabay.




Agaasimayaasha xilalka laga qaaday waxa ka mid ah Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga Salaan Cabdi Cige, halka Faysal Cali sheikh loo bedelay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta.




Sidoo kale Madaxweynu wuxuu magacaabay Maareeye ku-xigeyaal iyo xubno kale oo uu u magacaabay Hay’ada dawlada ee madaxbanaan.




Sidaasi waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed Caawa ka soo baxay Qasriga madaxtooyada, kaasoo u dhignaa sidan:




WAR-SAXAAFADEED




 




Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1890/072013 waxa uu isku bedel, xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Agaasimeyeesha guud ee Wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland. Iyo Maareeyeyaasha hay’adaha madax-banaan qaarka mid ah.




MADAXWEYNUHU:-




Markuu Arkay:            Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.




 




Markuu Tixgeliyey:     Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka.




 




Markuu Arkay:            In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimeyaasha Guud iyo Maareeyayaasha Hay’adda madaxa banaan




 




Markuu La Tashaday: Madaxda ay khusayso.




 




Markuu Ku Qancay:    In ay hanan karaan, aqoon iyo kartina u leeyihin jagooyinkan;




 




Wuxuu go’aansaday




 




In laga bilaabo taariikhda maanta ay ahadaan Agaasimeyaasha  Guud ee Wasaaradaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Maareeyayaasha Hay’adaha madax-banaan







































































































SNo.




Magaca




Wasaaradda




 




Maxamed Xasan Siciid




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah




 




Maxamed Sh. Cumar Xasan




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah




 




Faysal Cali Sheekh




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta




 




Dr. Cismaan Xuseen Warsame




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka




 




Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh)




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada




 




Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey)




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha




 




Maxamed Cali Aaden




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda




 




Abiib Axmed Cali




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka




 




Cabdirisaaq Jaamac Nuur




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha




 




Maxamed Xuseen Axmed




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska




 




Xasan Cumar Hoori




Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga




 




Maxamed Jibriil Aaden




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta




 




Mukhtaar Maxamed Cali




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka




 




Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo)




Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control)




 




Cabdi Cali Jaamac




Xog-hayaha Guud ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC)




 




Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi




Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha Hargeysa




 




Fahmi Cabdi Bidaar




Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Ka Hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga (NERAD)




 




Qaasim Xasan Mataan




Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka





 




Beddel
























































SNo.




Magaca




New




Old




 




Maxamed Xasan Siciid




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah




Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay’adda Maamul Wanaaga




 




Faysal Cali Sheekh




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta




Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah




 




Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh)




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada




Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka




 




Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey)




Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha




Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Caafimaadka




 




Xasan Cumar Hoori




Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga




Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta




 




Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo)




Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control)




Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta




 




Siciid Saleebaan Mire




Xil Suge




Gudoomiyaha Guddida hore ee Ilaalinta Tayada (Quality Control)





 



 




Masuuliinta Xilalka laga nasiyey






































SNo.




Magaca




Xilka




 




Maxamed Daahir Khayre




Xog-hayihii Guud ee Hore ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC)




 




Cabdi Ibraahin Cabdilaahi




Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa




 




Mustafe Maxamed Qodax




Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska




 




Xuseen Xaaji Axmed Yuusuf




Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka




 




Salaan Cabdi Cige




Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah