Tuesday, July 23, 2013

Qaar kamida suxufiyiinta kala duwan ee ka hawlgala gobalada awdal iyo salal ayaa maanta shir jaraa,id ku qabtay gudaha magaalada borama+video


Qaar ka mid ah wriyayaasha kala duwan ee ka hawlgala gobalada awdal iyo salal ayaa maanta shir jaraa,id oo ay  ku qabteen gudaha magaalada borama waxa y ku canbaareeyay xadhig lagula kacay wariye:cali xajat oo ka hawlgali jiray tvga omali chane iyo tvga localka ah ee rayo tv oo maalintii 8aad ku xidhan xabsiga dhexe ee gobalka salal ka sakow xadhiga lagula kacay wriyahan ayaa waxa uu noo xaqiijiyay in ka hor inta aan xabsga loo taxaabin ay jirdil ugaysteen ciidamada bada iyo kuwa mila tariga ee ku sugan degamada saylac geesta kale waxa ay wariyayaashu canbaarayn dusha ka saareen ururka suxufiyiinta ee solja kuwaasi oo ku tilmaamay in uu yahay mid kaliya ka shaqeeya gobalada bari